Loading...
Loading...
Last updated: June 28, 2026
Waxaan ururinaa macluumaadka aad na siiso markaad codsanayso qiimo-sheeg (quote), boos qabsasho shixnad (booking), ama markaad nagula soo xiriireyso mareegtayada. Waxa ku jira magacaaga, taleefankaaga, iimaylkaaga, magaca shirkaddaada, iyo faahfaahinta alaabta aad rabto inaad rarto.
Waxaan u isticmaalnaa xogtaada si aan u daboolo codsiyadaada, u qorsheyno rarista cargo-gaaga, kaala soo xiriirno qiimaha iyo halka ay wax u marayaan, iyo inaan u dhisno adeeg macaamiil oo ka wanaagsan kii hore.
Marnaba xogtaada lama wadaagno dhinac saddexaad (third party) ujeeddooyin ganacsi ama xayeysiis ah. Waxaan isticmaalnaa habab farsamo oo casri ah si aan u hubino in dukumiintiyadaada iyo macluumaadkaaga gaarka ah ay badbaado yihiin.