Loading...
Loading...
Find answers to common questions about cargo types, customs clearance, and global shipping times.
Waxaad ku heli kartaa adigoo booqda boggayaga "Request a Quote", halkaas oo aad ku buuxinayso faahfaahinta alaabta, halka ay ka bilaabmayso, iyo halka ay u socoto. Kooxdayada ayaa kula soo xidhiidhi doona qiimo habboon.
Air Freight (Xamuulka Cirka) wuxuu inta badan qaataa 3 ilaa 7 maalmood oo shaqo. Halka Sea Freight (Container-ada) ay qaadan karto 20 ilaa 45 maalmood, taas oo ku xidhan dekedda ay ka soo bilaabmayso iyo halka ay u socoto.
Haa, kooxdayada khubarada ah ayaa maamusha dhammaan dukumiintiyada kastamka iyo waraaqaha kootada si alaabtaada looga saaro dekedaha ama garoomada si degdeg ah.
Waxaan inta badan ka soo qaadnaa wadamada Shiinaha, Turkiga, Imaaraadka Carabta (Dubai), Hindiya, Yurub, iyo Ameerika, anagoo keenna magaalooyinka waaweyn ee Afrikada Bari.
Haa, macaamiisheena waxaan u bixinaa caymis ikhtiyaari ah si loo daboolo wixii waxyeello ama lumitaan ah oo ku dhaca alaabta inta ay waddada ku jirto.